Press "Enter" to skip to content

Maxaa kasocda Muqdisho

Baarlamaanka oo maanta u fadhiya in sharcigii jihaynta dorashada ee qof iyo cod dib loogu celiyo doorasho dadban.

Ciidamadii dowlada oo weli sugaya amar ay xasilooni ugu soo celiyaan xaafada siigaale ee howl wadaag.

Xaafada siigaale ee howl wadaag ayaa noqotay bar amaankeeda xun yahay kadib markii mooryaan ka amar qaadata Jacfar iyo Saadaq John .

Xasan Kheyre oo weli ku daldalaya lacago ciidanka qabiilka lagu soo ururiyay.